Advertisement

Banner
You are here HomeSuuqa || NewsSomali Entertaintment Awards—Abaal marinta fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed oo ka dhacdey Magaalada Minneapolis (Magacyada & Sawiro) Somali Entertainment Award 1 Abdixakiin BR iyo Hani Diiriye Abaal marinta Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ayaa waxay ka
Somali Entertaintment Awards—Abaal marinta fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed oo ka dhacdey Magaalada Minneapolis (Magacyada & Sawiro) Somali Entertainment Award 1 Abdixakiin BR iyo Hani Diiriye Abaal marinta Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ayaa waxay ka PDF Print E-mail
Test
User Rating: / 1
PoorBest 
Somali Entertainment Award 1

Abdixakiin BR iyo Hani Diiriye

Abaal marinta Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ayaa waxay ka dhacday magaalada Minneapolis ee Minnesota, xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Bartamaha Somali Media  ayaa waxaa ay ka dhacdey magaalada Minneapolis taariikhdu markey ahayd August 15, 2009, xafladaas oo ahayd xafladii ugu horeysay oo la qabto taniyo markii uu dalku burburey, taasoo lagu gudoonsiinayey abaal marin dhamaan intii fanka Soomaaliyeed ugu cad cadeyd sanadka 2008. Xafladan ayaa waxaa la qaban doonaa sanad walba, iyadoo ka dhici doonta magaalada Minneapolis.

wiilwaal oo

Wiilwaal oo gudoonsiinaaya aalada Mikirifoonka Saalax Doonyaale oo goobtaasi tix dheer kasoo jeediyey.

Mar aanu wareysi la yeelaney maareeyaha xaflada isla markaana ah tafatiraha Bartamaha.com Mr Maxamed Wiil-waal oo ku sugan xaflada ayaa wuxuu noo sheegey in ay tahay xafladii ugu horeysay, iyagoo ku qabtey meel qaada dhowr boqol oo qof, Mr. Wiilwaal ayaa sheegay in aysan filineynin sida looga soo qayb galay xaflada iyadoo ay kasoo qayb galeen dad aad u fara badan. Wuxuu yiri “sanadka dambe waxaanu ku qaban doonaa meel kumanaan kun qaada, hadii Alle idmo”.

Guud ahaan xafladan ayaa waxay ku dhamaatey qaab wanaagsan iyadoo noqotey hadal haynt todobaadkan gobolada woqooyiga Mareykanka iyo sida quruxda badan oo ay u dhacdey xafladan. Dad weynaha kasoo qeyb galay ayaa tibaaxay in fanaaniinta Soomaaliyeed aysan wax lacag ah oo badan aysan ka helin fanka Soomaaliyeed hase yeeshee xafladan waxay u noqoneysaa mid fanka cusub ee Soomaaliyeed loogu abaal mariyo fanaaniinta, waxay kaloo noqoneysaa talaabadii ugu weyneyd ee lagu kobciyo fanka Soomaaliyeed taniyo sidii uu bur burka u dhacay.

Dadka la gudoonsiiyey “awards” abaal marinta:

Saalax Nuur Saalax Doonyaale— Abwaan Sanadka 2008

Fanaanka Sanadka: Waxaa helay C/laahi Mire Shey Dacar

Abdi Xakiin BR— oo lagu gudoonsiiyey Achievement award oo lagu siiyey buugaagta iyo suugaanta uu qoray iyo waliba mijaajilooyinka cusub.

Waxaa Achievement Award helay

Xassan Aadan Samatar

Nakuruuma

Nuur Cismaan Jeyte

C/laahi Amiir Awkuukuu

iyo Fartuun Cumar oo heshey awardka ah hormarinta iyo fara kuheynta fanka.

Sida loogu kala guulaystay Abaalmarinada iyo Magacyada

1.      BEST MALE ALBUM NOMINEES ARE 2008-2009

a.       GULLED AHMED – ADAMOW (The winner)

b.      AHMED BEEF – DHEEMAN .

c.       ARR – HIDO IYO DHAQAN

d.      ABDI DINII – NUUGAL

2.       BEST FEMALE ABLUM OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       FARHIYO KABAYARE – HAA ILOOBIN (The winner)

b.      LEILA KOOTILE -  Alfulayl

c.       NIMCO YASSIN -  RAJO

d.      CANAAB INDHO DEEQ

3.       BEST MALE SONG OF THE YEAR NOMINESS ARE

a.       CARAFO – CAWALE (The winner)

b.      CAARES – KASKEY

c.       MA IS AROOSA – FAUD CUMAR

d.      DHAAHAR – GULLED AHMED

4.       BEST FEMALE SONG OF THE YEAR NOMINESS ARE

a.       FARHIYA FISKA – HANTII

b.      MARYA MURSAL –

c.       UBAX DAHIR

d.      CANAAB INDHO DEEQ (The winner)

5.       BEST COLLABORATION OF THE YEAR NOMINESS ARE

a.       JOOQLE feat. NIMCO YASIN

b.      ABDIHOLLAND feat. FARHIYO FISKA (The winner)

c.       LEILA KOOTILE feat GEEDI

d.      GULLED AHMED feat LEILA KOOTILE

6.       BEST SOMALI RAP ARTIST OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       ILKACASE  (The winner)

b.      KHADAFI

c.       DIDI NAAJI

d.      AVERDOJO

7.       BEST SOMALI RAP GROUP OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       CIYAALKA XAFAADA (The winner)

b.      WAYAAHA CUSUUB

c.       MIDNIMO BAND

d.      ESLEE BROTHERS

8.       BEST SOLO RAP OF THE YEAR ARTIST NOMINEES ARE

a.       KAY (The winner)

b.      MO-MAN

c.       YOUNG MADAH

d.      AZIM

9.       BEST RISING STAR OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       CAWALE

b.      FARHIYO FISKA (The winner)

c.       NIMCO DAREEN

d.      DACAD

e.      KAY

10.   THE BEST ACTOR OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       SHARMAKE – AMBAD (The winner)

b.      MOHAMED QADAR – CALI IYO AWRALA

c.       ABDIKAHIM-BR – LAMAANE

11.   BEST ACTRESS OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       FARHIYO SULEMAN – ARAWELO

b.      FARHIYO Q. JORDAN – AMBAD

c.       MALYUUN OSMAN – CALI IYO AWRALA  (The winner)

12.   BEST VIDEO OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       SAAFI By AAR

b.      DHAHAR By GULLED AHMED

c.       LET ME KNOW By KAY

d.      CILYAALKA XAFADA By CILYAALKA XAFADA (The winner)

e.      MARYANEY By ILKACASE

13.   BEST MOVIE DIRECTOR OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       ABDI MALIK ISAQ

b.      ABDISALAAN AATO (The winner)

c.       ABDIHAKIN-BR

D.      Shaacir

14. BEST FILM OF THE YEAR NOMINEES ARE

a. ALI & AWRALA (The winner)

b. AMBAD

c. LAMAANE

15.   BEST SOCCER TEAM OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       MIDNIMO

b.      BOSTON STARS

c.       SAN DIEGO FC

d.      SOMALI TIGERS  (The winner)

e.      OHIO UNITED

f.        CEDAR STAR

g.       TWIN CITIES FC

16.   BEST BASKETBALL TEAM OF THE YEAR NOMINEES ARE

a.       MINNESOTA STARS (The winner)

b.      OTTAWA

c.       TORONTO

d.      ATL BALLERS

 

Sawiradii Xafladda:

Somali Entertainment Award 2

Canab Indha Deeq

Somali Entertainment Award 3

Abwaan/Majaajiliiste  Shariif Jeeg

Somali Entertainment Award 4

Fanaanada Fartuun Cumar

Somali Entertainment Award 5

Midig: Laanjo, Suleymaan iyo Axmed

Somali Entertainment Award 6

Fanaanada Imaani K. iyo Laanjo

Somali Entertainment Award 7

DJ Jeylaani

Somali Entertainment Award 8

Fanaanka ugu da’da yar fanka Soomaaliyeed Jaabir (Jarkabood)

Somali Entertainment Award 9

Laacibiinta qaranka ee kubadda koleyga: Shiikha iyo Madaxey

Somali Entertainment Award 10

Barqad Halloween iyo Diini (Fanaanka Cayaalka xaafada)

Somali Entertainment Award 11

Fanaanada Canab Indhadeeq oo heshey Abaalmarin

Somali Entertainment Award 12

Abwaan Raage C/qaadir Xirsi Yamyam

Somali Entertainment Award 13

Kooxda Eslee Brothers

Somali Entertainment Award 14

Saalax Nuur Saalax iyo Xamida Nuur Saalax

IMG_0815_1

 

 

 

 

 

 

Abwaan Saalax Nuur Saalax iyo Marwadiisa Deeqa Cabdi Xaaji

Sawirada Halakan ka Daawo

Sawirada Halkan ka Daaw 2

Written by :
Test
 
Comments (26)
  • Chanel J12 Watch

    I found this article useful in a paper I am writing at university. Hopefully, I get an A+ now!

  • Retro Jordan 6  - Retro Jordan 6

    A contented mind is the greatest blessing a man can enjoy in this world Retro Jordan 6.If you would know the value of money,go and try to borrow some Replica Chanel Watches.Sometimes one pays most for the things one gets for nothing True Religion Outlet.You have to believe in yourself.That's the secret of success Juicy Couture Swimwear.Our destiny offers not the cup of despair,but the chalice of opportunity Juicy Couture Laptop Case .Genius only means hard-working all one's life Air Jordan 6.You can tell the ideals of a nation by its advertisements Retro 6.The only limit to our realizati...

  • movado ladies watch  - seiko sport

    Seiko watch originates from Japan. It’s a well-known brand owing to its 4 characteristics which includes long time energy storage, fast wind, high precision and scanning smooth hand. Citizen watch nowadays has become a icon of fashion. Seiko manufactures various exquisite watches, such as kinetic seiko[/url], seiko automatic, seiko sport and seiko diver. Seiko watch repairis free of charge as long as the product is under warantty. By the way, the guarantee period is quite long and we don’t usually bother to repair seiko watch due to its high quality. What’s even more remarkable is that all Seiko watch are produced by pure workmanship. Successful people usually purchase seiko watches for men o...

  • polo ralph lauren order to fix  - polo ralph lauren order to fix a sluggish computer

    llj000 ***.poloralphlaurenoutlet2u.com believe they need to reinstall the operating-system. This is among the easiest ways to wash your registry and improve PC speed, but the reality is it's far from the only option. There are a lot of easy slow PC fixes that may get your computer up and running just polo ralph lauren that it was when you first got it! After all, only a slow computer performance by reinstalling does require you to back up all of your files. Here are some of the ways to fix aralph lauren outlet slow PC without doing all that.Fix a sluggish Computer Step one: Defragment the Hard DriveDid you know that after many years of using your hard disk, it begins storing files in the same programs in various locations? The reason being your hard disk has to improvise to be able to determine where to [url=http://...

  • Ed Hardy Outlet chasing used  - Ed Hardy Outlet chasing used cars is a risky ende

    llj000 precise***.edhardyshoesoutlets.com to evaluate a vehicle properly. We don't want to wind up wasting our time, effort and cash while picking out a used car to buy. However, this does not have to be, what we need are great analysis skills with a few patience too.Used vehicles in many cases are the best Ed Hardy Outlet values we can find in the automotive market either offline shops or online auction marketplace sites, specifically for late models. Not just are prices less than comparable new cars, but ownership expenses such as collision insurance and taxes are lower, having taken the largest hit in depreciation.However, we must ensure the car specs are what we should want. Individuals who look for used cars without having an idea usually end up using something they don't need. Ensure that you get something that suits our needs for example long distance travelling, family and man...

  • buynikefreerun  - http://***.buynikefreerun.org

    Among the greatest footwear within sportworld, Nike is actually well-known associated with it's Nike Atmosphere footwear, the very first one which created for NBA gamers cheap nike freebuy!@#$%nike. Following many years improvement, Nike offers transformed it's design in order to operating region -- Nike athletic shoes; converted into the region associated with soccer footwear; competetion along with additional footwear within golfing region, every one of warm activity is actually exactly what Nike wish to contact cheap nike free shoesbuy!@#$%nike. However, Nike offers arrived at it's objective within golf ball places nike free running 2011buy!@#$%nike. Through Atmosphere The nike jordan footwear, increasingly more youngers offers transformed their own thoughts in order to Nik...

Write comment
Your Contact Details:
Comment:
[b] [i] [u] [s] [url] [quote] [code] [img]   
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
Security
Please input the anti-spam code that you can read in the image.
 

Advertisement-Inset_right

Featured Links:
Banner
Banner